Af-Turki
Turkish | ||
---|---|---|
Türkçe | ||
Dhawaaq | [ˈtyɾctʃe] (![]() | |
Dhalad u ah | Turkey (official), Northern Cyprus (official), Cyprus (official), Bulgaria, Macedonia, Greece, Kosovo, Romania, Bosnia and Herzegovina, | |
Gobolka | Anatolia, Balkans, Cyprus, Mesopotamia, Levant, Transcaucasia | |
Qoomiyada | Turkish | |
U ah afka hooyo | 71 millionTemplate:R (2017) 88 million (L1 + L2)Template:R | |
Qoyska luqada | Turkic
| |
Early forms: | Old Anatolian Turkish
| |
Standard forms | Ottoman Turkish (defunct) TRT Turkish | |
Dialects | Karamanli Turkish Cypriot Turkish | |
Hab qoraalka | Latin (Turkish alphabet) Turkish Braille | |
Xaalada Rasmiga | ||
Ka ah Luqad rasmi | ![]() ![]() Template:CYP | |
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay | ![]() ![]() ![]() Template:Country data Kosovo Template:Country data Macedonia ![]() | |
Regulated by |
| |
Koodka luqada | ||
ISO 639-1 | tr | |
ISO 639-2 | tur | |
ISO 639-3 | tur | |
Luqadda la adeegsado | part of 44-AAB-a | |
![]() Countries where Turkish is an official language Countries where it is recognized as a minority language | ||
{1} |

Af-Turki waa luqad looga hadlo wadamo aad u badan, waxaana ku hadlo dad kor u dhaafaayo 83 miliyan oo qof. Dadka ku hadlo afka turkiga waxee u badanyihiin wadanka Turki iyo Waqooyiga Saybrus \ laqada turkiga waa mid kamida luqadaha turkiga ee looyaqaano in ay yihiin ama kasoo jeedaan bah luqeedaka looyaqaano Altis intaa wixii ka horeysay afka turkiga waxaa lagu qorui jiray farta carabiga.waxaana luqadaas u badanaa kalmado kasoo jeeda Faaris iyo carabi.laakiin markii uu lawareegay madaxwaynihii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürk, ayaa labilaabay in lagu qor farta laatiiniga ah ee maanta loo isticmaalo.
Waxaana lagu qiyaasa dadka kuhadla luqada turkiga inay gaadhayaan ilaa 130 milyan oo ku kala nool in kabadan 15 dal oo caalmka kamida.