Bada Cas

Coordinates: 22°N 38°E / 22°N 38°E / 22; 38

Khariidadda Badda Cas.

Bada Cas (Af Carabi: البحر الأحمر ) Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Somalia oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.

Magaalooyinka ku yaala Bada Cas

  • Eratareya Casab
  • Eratareya Hirgigo (ሕርጊጎ)
  • Eratareya Massawa (ምጽዋ)
  • Masar Al-Gowna (الجونة)
  • Masar Al-Qusayr (القصير)
  • Masar Dahab (دهب)
  • Masar Dekeda Sfaaja (ميناء سفاجا)
  • Masar Gurdaqada (الغردقة)
  • Masar Marsa Calam (مرسى علم)
  • Masar Nuyibic (نويبع)
  • Masar Sharma Sheikh (شرم الشيخ)
  • Masar Soma Bay (سوما باي)
  • Masar El Suweis (السويس)
  • Masar Taba (طابا)
  • Masar Xalaa'ib (حلايب)
  • Sacuudiga Jeidah (جدة)
  • Sacuudiga Raabig (رابغ)
  • Sacuudiga Yanbu (ينبع)
  • Suudaan Port Sudan (بورت سودان)
  • Suudaan Sawaakin (سواكن)
  • Urdun Caqaba (العقبة)
  • Yaman Al Xudaydah (الحديدة)
  • Somalia Berbera

(بربرة)

Qoraalo Kale

Taariikhda. Nabi Muuse

Fircoon dagaalyahan Muuse iyo Israa'iil gaadhifardo buu ku ceersaday oo ilaa Badda Cas buu ka daba tagay. Yehowah Badda Cas wuu kala goʼyay. Reer binu Israaʼiilna dhulkii badda oo engegnaa bay cag ku mareen. Biyihiina sidii derbi bay xagga midigta iyo bidixda uga xigeen. Masriyiiintii markay ka daba yimaadeen Ilaahay baa biyihii ku soo dumiyay. Fircoon iyo ciidankiisiiba way dhinteen.[1]

Xigasho