Bikini

Naag xidhan bikini oo xeebta joogta

Bikini waa labiska dabaasha oo ka kooban laba qaybood oo ay dumarku xidhaan oo ay ka samaysan yihiin laba saddex xagal oo dhar ah oo korka ka ah oo naasaha daboolaya, iyo laba saddexagal oo dhar ah xagga hoose: xagga hore oo miskaha daboolaya, laakiin bannaanka soo dhigaya xudunta, iyo dhabarka oo daboolaya badhida.[1][2]

Tixraac

Preview of references

  1. Cite warning: <ref> tag with name MMOA cannot be previewed because it is defined outside the current section or not defined at all.
  2. Template:Cite dictionary