Cabsi
- Kani waa maqaal ku saabsan dareenka. Boga "baqdin" halkan ayaan laga toosiyay

Cabsi (Af Ingiriis : fear; Af Carabi : ar) waa dareen noolaha (dadka iyo xayawaanka) muujiyaan marka ay u arkaan in naftooda dhibaato soo gaadhayso. Dareenka cabsidu waxaa keena isbedel ku yimaada shaqada maskaxda taasi oo amar ku bixisa in halis soo waajahdey jidhka noolahaas. Qofka cabsanaya waxaa astaan u ah qaylo, orod, isqarin, oohin iyo wixii la mid ah.
Ilaahay doonistiisa waa binu'aadanku inay weligood dunida ku noolaadaan: Cabsi ma jiri doonto. Dadku si run ah bay u farxi doonaan.
Qoraalo La Xidhiidha
- Naxdin
- Oohin
- Baqdin
Tixraac
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |