Danab
Daruuro ayaa samaysma danabka ka hor.
Danab (Af Ingiriis : Thunder; Af Carabi : ar) waa codka, shanqadha, iyo guuxa uu sameeyo hilaacu marka daruuro u socda jihooyin kala duwan isku dhacaan.[1]
Hordhac
Danabku waa guuxa ka dhasha marka daruuro joog hoose leh isku dhacaan kuwaasi oo leh cadaadis iyo heerkul sare leh.[2]
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Tixraac
- ↑ Rakov, Vladimir A.; Uman, Martin A. . Cambridge University Press. p. 378. ISBN 0-521-03541-4.
- ↑ "Thunder". Encyclopædia Britannica. Hentet 2008-09-12.