Dayax_Madoowaad

Dayax Madoowaad waa marka dhulku kala dhexgalo dayaxa iyo qoraxda taas oo dayaxa ka qarisa ileyska qoraxda.

Dayax Madoowaad (Ingiriis: Lunar Eclipse) waa marka dhulku kala dhexgalo dayaxa iyo qoraxda taas oo dayaxa ka qarsanta ileyska qoraxda. Dayax Madoowaadku wuxuu dhacaa wakhtiga habeen ah taas oo ileyska qoraxdu ka qarsoomo dayax. Dayaxu malaha iftiin isaga u gaar ah laakiin wuxuu soo celiyaa falaadhaha ileys ee qoraxda.

Qorax Madoowaad ayaa lid ku ah Dayax Madoowaadka.

Dayax madoowaad

Taariikhda Dayax Madoowaadka

Dayax Madoowaadka Meereyaasha

Akhrin dheeraad ah


Meere Dhul Cimiga Xidigaha