Dabiib_(Dhakhtar)

Dabiib ama Saanac ama Dhakhtar (Af Ingiriis : Doctor; loo soo gaabiyo: Dr.) waa magac horgale ah oo dad kala duwan lagu magacaabo, inta ugu badan dad aqoon heersare ah u leh caafimaadka iyo cilmi kale oo muhiim ah.

Dadka Lagu Magacaabo

  • Dhakhtar (ciwaan), qof heysta shahaado aqoon aad u sareeysa
  • Dadka khubarada ah ee "dhakhtar" lagu magacaabo waxaa ka mid ah:
    • Dhakhtar caafimaad (Physician)
    • Dhakhtar qaliin Surgeon)
    • Dhakhtar cunto (Veterinarian)
    • Dhakhtar kimisteri (Chemist)
    • Dhakhtar fisikis (Physicist)
    • Dhakhtar sharci (Barrister)

Qoraalo Kale

Tixraac