Dhesibel
Dhesibel (Ingiriis: Decibel) waa halbeega lagu cabiro qiyaasta maqalka. Astaanta halbeegani waa dB HL. Cabirka Dhesibelku wuxuu sheegaa qiyaasta dhegoculeyska qofka. Sida xaqiiqda ah, maqalka dadku wuu kala duwan yahay. Maqalka qofka qaangaadhka caadiga ah wuxuu u dhexeeyaa 26 iyo 40 dB HL. Waxa la isticmaalaa qalab lagu cabiro heerka maqalka oo loo yaqaano Audiometric taas oo lagu qiyaaso halbeeg lagu magacaabo Dhesibel (Decibel). Ayadoo la tixraacayo da'da qofka ayaa maqalka dadka loo kala saaraa dhowr nooc:
- Maqal Caadi ah:
dB | ||||
---|---|---|---|---|
100 | 10000000000 | 100000 | ||
90 | 1000000000 | 31623 | ||
80 | 100000000 | 10000 | ||
70 | 10000000 | 3162 | ||
60 | 1000000 | 1000 | ||
50 | 100000 | 316 | .2 | |
40 | 10000 | 100 | ||
30 | 1000 | 31 | .62 | |
20 | 100 | 10 | ||
10 | 10 | 3 | .162 | |
6 | 3 | .981 ≈ 4 | 1 | .995 ≈ 2 |
3 | 1 | .995 ≈ 2 | 1 | .413 ≈ Template:Sqrt |
1 | 1 | .259 | 1 | .122 |
0 | 1 | 1 | ||
−1 | 0 | .794 | 0 | .891 |
−3 | 0 | .501 ≈ 1⁄2 | 0 | .708 ≈ Template:Sqrt |
−6 | 0 | .251 ≈ 1⁄4 | 0 | .501 ≈ 1⁄2 |
−10 | 0 | .1 | 0 | .3162 |
−20 | 0 | .01 | 0 | .1 |
−30 | 0 | .001 | 0 | .03162 |
−40 | 0 | .0001 | 0 | .01 |
−50 | 0 | .00001 | 0 | .003162 |
−60 | 0 | .000001 | 0 | .001 |
−70 | 0 | .0000001 | 0 | .0003162 |
−80 | 0 | .00000001 | 0 | .0001 |
−90 | 0 | .000000001 | 0 | .00003162 |
−100 | 0 | .0000000001 | 0 | .00001 |
An example scale showing power ratios x, amplitude ratios Template:Sqrt, and dB equivalents 10 log10 x. |