Diric

saddex dableyaal oo diric leh


Dareenka diric ama jawi diric (Af Ingiriis : determination ama resolute; Af Carabi : ar‎) waa habsocod, dabeecad iyo qiiro oo ku beegan dhiiranaan. Diricnimada waa jawi iyo dareen oo suuroobaysa in rabitaanka iyo hadafka qofka hirgasho.

Jawiga diricsan waxaa la marin kara wakhtiga bardooddan la ciyaarayo, ama imtixaan la galayo. Waliba waxaa dareenka iyo jawiga diric ah la muujin kara waqtiga u qofka xujo la kulmo. Diricnimada wuxuu ka duwan yahay amarka dhanka diricnimada wuxuu u baahan yahay adkaysi wakhtiga caqabad ama xasarado ee lala kulmo.[1][2]

Sidoo kale eeg

Tixraac

  1. Smith, C.A. (1991). "The self, appraisal, and coping". In Snyder, C.R.; Forsyth, D.R. (eds.). Handbook of Social and Clinical Psychology: The Health Perspective. New York: Pergamon press.
  2. Clore, G.L.; Ortony, A.; Foss, M.A. (1987). "The psychological foundations of the affective lexicon". Journal of Personality and Social Psychology. 53 (4): 751–766. doi:10.1037/0022-3514.53.4.751.