Dowlad madax banaan
wadanada madaxa banaan leh ee aduunka
Dowlad madax banaan ama wadan madax banaan (Af Ingiriis : Sovereign state ; Af Carabi : ar ) waa dowlada ka talisa dhul cayiman, gude iyo dibadba ku madax banaan, qaanuun iyo degaan joogto ahna leh. Dowladaha madaxa banaan ee caalamka waxay intooda ugu badan xubin ka yihiin Ururka Qaramada Midoobay .
Eeg sidoo kale
Tixraac
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License .
A link to the original article can be found here and attribution parties here
By using this site, you agree to the Terms of Use . Gpedia ® is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd