Eminem

Eminem
Eminem fulinta ee 2009
Ku dhashayMarshall Bruce Mathers III
(1972-10-17) Oktoobar 17, 1972 ( 51jir)
St. Joseph, Missouri, Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Naanees
  • Double M
  • M&M
  • Marshall Mathers
Shaqada
  • Heesaaga
Sanadaha Shaqada1987–joogo
Magaalada ka soo jeedoDetroit, Michigan, Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
XaasaskaKimberly Anne Scott (m. 1999–2001, 2006)
Ilmaha1
Xirfad muusik
Nooca fankaHip hop
Qalabka
  • Vocals
  • keyboards
  • sampler
  • drums
Calaamadaha
  • Aftermath
  • Shady
  • Interscope (current)
    Bassmint
  • Mashin' Duck
  • Web
  • Game (former)
Falalka la xiriira
Websiteeminem.com


Marshall Bruce Mathers III (17 Oktoobar 1972) ama Eminem ama Slim Shady, waa fannaan u dhashay dalka Mareykanka misana caan ku ah heesaha raabka, ahna mid kamid ah dadka adduunka ugu caansan

Heesahiisa waxaa ka mid ah

  • My Name Is (17-04-1999)
  • Guilty Conscience (07-08-1999)
  • Forgot about Dre ft Dr. Dre (25-03-2000)
  • The real slim shady (17-06-2000)
  • The way I am (30-09-2000)
  • Stan ft Dido Armstrong (09-12-2000)
  • Rock city (30-03-2002)
  • Without me (01-06-2002)
  • Cleanin' out my closet (07-12-2002)
  • Lose yourself (12-04-2003)
  • Sing for the moment (23-08-2003)
  • Business (30-10-2004)
  • Just lose it (22-01-2005)
  • Like toy soldiers (22-01-2005)
  • Mockingbird (07-05-2005)
  • Ass like that (13-08-2005)
  • When I'm gone (24-12-2005)
  • Smack that ft Akon (09-12-2006)
  • Crack a bottle (28-02-2009)
  • We made you (02-05-2009)
  • Beautiful (18-07-2009)
  • Not afraid (22-05-2010)
  • Love the way you lie ft Rihanna (10-07-2010)
  • I need a doctor ft Dr. Dre
  • My life ft 50 Cent iyo Adam Levine (26-11-2012)
  • C'mon let me ride ft Skylar Grey (22-12-2012)