Huulaaku Khan
Huulaaku khaan (afka carabiga; هُوْلَاكُوْ خان ) (1217-1265) waa hogaamihii tataarka ee dumiyay khilaafda cabaasiyiinta ee baqdaad, dad badan ayuuna laayay, waxaa awoow u ahaa jinkiz khaan, wuxuu aasaasay ilkhaaniyiinta.