Imaaradaha anaadool
Imaaradaha anaadool waa imaarado yar yar oo turki ahaa kuwaas oo qaab qabiileed ku dhisnaa, waxey soo baxeen labo goor; markii koowaad waa dagaalkii mulaadkarad kadib waxaana tirtiray salaajiqada ruum, markii labaadna waa kadib burburkii salaajiqada cusmaaniyiinta ayaana awooday inee mideeyaan oo dhamaan tirtraan.
Imaaradaha xiligii koowaad
Magaca imaarada
|
Caasimada
|
Mudada xukunka
|
Zakhaas
|
izmiir
|
1081–1098
|
shaahaat arman
|
Khilaad
|
1085–1207
|
Artaqiin
|
Dhufeeska keyfaa، Maardiin،
|
Imaaradii ugu dambeesay waxay dhacday 1409
|
daanishmandiyiinta
|
Siiwaas
|
1071–1178
|
Banuu dilmesh
|
Badliis
|
1085 - 1398
|
banuu aynaal
|
Diyaar bakar
|
1095–1183
|
Mankuujiyiinta
|
Arzanjaan, ka dibna Diirki
|
1072–1277
|
Banuu saldaaq
|
Araduum
|
1072–1202
|
Imaaradaha xiligii labaad
Magacas imaarada
|
Caasimada
|
Mudada xukunka
|
calaaiya
|
Alaaniya
|
1293-1471 waxay hoos ahaayeen qaramaan
|
Imaarada banuu aydiin
|
Beergi, ka bacdi aaya saljaq
|
1300–1425
|
Imaarada
|
Saamsoon iyo amaasiya
|
?-1460-
|
banii jandaar
|
qasdamuuni iyo seynuub
|
1291–1461
|
Banuu sheybaan
|
Qasdamuuni
|
1211–1309
|
Imaarada dilqaadir
|
Albastan, kadib marcish
|
1348–1507
|
Banuu artiin
|
Siiwaas, Qeysariya
|
1335–1390
|
Imaarada arzanjaan
|
Arzanjaan
|
1379–1410
|
Imaarada banuu ashraf
|
Bii shahar
|
1285–1326
|
Imaarada karmiyaan
|
Kotaahiya
|
1300–1429
|
Imaarada banuu xumeyd
|
igradiid
|
1300–1391
|
Qaadii burhaaundiin
|
Siiwaas
|
1381–1398
|
Imaarada qaramaan
|
ankara, kadibQuunya
|
Qarniga sedex iyo tobanaad - 1487
|
Banuu qaraasii
|
Baliksiir Birgaama Janaq qalca
|
1296–1357
|
Amiirada laadiq
|
diinizli
|
1262–1391
|
banuu munashtaa
|
Miilaas
|
1261–1424
|
cusmaaniyiinta
|
Sogut, kadibBuursa, kadib Adirna kadibnaIstanbuul
|
1299-1922
|
Banuu barawaana
|
seynuub
|
Qarniga sedex iyo tobanaad
|
Banuu Ramadaan
|
Adana
|
1352–1608
|
Banuu saaxib ataa
|
Afyuun qara xisaar
|
1275–1341
|
Banuu saaruuqaan
|
Maniisiya
|
1300–1410
|
banuu tika
|
Andaaliya,Kokootiili
|
1321–1423
|