Iskandanefiyan

Skandinafiyen

Skandinafiyen waxaa ladhahaa dhulka ku yaalo woqooyiga qaarada Yurub. Waxaana la isku dhahaa wadamada Denmark,Iswiidhan iyo Norway.