Kuuriya

Kuuriya waa gobol ku yaal bariga Aasiya  ka kooban Jasiiradda Kuuriya , Jasiiradda Jeju , iyo dhowr jasiiradood oo yaryar oo u dhow Jasiiradda. Korea ayaa loo kala qaybiyey laba dal oo kala madax banan tan iyo 1948 inta u dhaxaysay, Waqooyiga kuriya iyo Koonfur Kuuriya. Kuuriya waxaa xadka la wadaaga Ruushka dhanka woqooyi-bari, Shiinaha dhanka waqooyi-galbeed, iyo jaarka la ah Japan ee dhanka bari iyada oo loo sii marinayo Kuuriyada Waqooyi iyo Badda Japan (Badda Bariga).

kuuriya
대한민국 (en)

Heesta qaranka: kuuriya
File:Location korea
Location of kuuriya
File:Korea - Location Maps
Location of kuuriya
Luqadaha rasmiga ah
  • kuriyan

yaa ladhihi jiray kuriya

Dalka kuriya waxa la isku oranjiray Waqooyiga kuuriya iyo Konfur kuriya intii aysan laba dal kala noqon

Wadankan waxa gumaystay dalka japan

Kuuriyaan

Kuuriyaan