Lee Yoo-mi
Lee Yoo-mi | |
---|---|
![]() Lee ee 2024 | |
Ku dhashay | Luuliyo 18, 1994 |
Shaqada | Atariisho |
Sanadaha Shaqada | 2010–hada |
Wakiil | Varo Entertainment |
Lee Yoo-mi (Kuuriya: 이유미; Luuliyo 18, 1994) waa atariisho Koonfur Kuuriya ah. Waxay caan ku tahay doorkeeda sida Ji-yeong ee taxanaha telefishanka 2021, Squid Game.