Ma'muun

abuu cabaas cabdulaahi ma'muun bin haaruun rashiid (afka carabiga; أبو العباس عبد الله بن هارون الرشيد) waa kan todobaad ee khulafada cabaasiyiinta, wuxuu taliyay laga bilaabo 813 ilaa uu ka dhintay 833, waqtigiisa waxaa hormaray aqoonta iyo afkaarta maadaama uu qeyb ka geesan jiray[1],

Al-Ma'mun
المأمون
  • Khaliifka islaamka
  • Amiirul-mu'minin
Diinaar dahab ah ee al-Ma'mun, masar ayaa laga soo saaray 830/1
Khaliifka todobaad eedawladii cabaasiyiinta
Xilka27 September 813 – 7 August 833
Ka horeeyayAl-Amiin
Ku xigayMuctasim bilaah
Dhashay(786-09-14)Sebteembar 14, 786
Baqdaad, khilaafda cabaasiyiinta
DhinteyAgoosto 7, 833(833-08-07) (da'da 46jir)
dursuus, khilaafada cabaasiyiinta, hada Mersin Province, Turkey
Ku aasanMasaajidka weyn ee dursuus
Xaasaska
  • Umu ciisa bint Muusa al-Hadi
  • Buuran bint xasan bin Sahal
  • cariib bint Jacfar bin Yaxya
Issue
  • Maxammad
  • cubeydilaah
  • cabaas ibn al-Ma'mun
  • Umu Fadli
  • Umu xabib
Magaca oo dhameestiran
Abuu cabaas cabdulaahi al-Ma'muun bin Haruun
DawladaDawladii Cabaasiyiinta
AaboHaaruun Alrashiid
HooyoMarajil Umm Abdallah
DiintaMuctazili

Taariikhdiisa

xigasho

Xigasho

  1. في التاريخ العباسي والأندلسي، الدكتور أحمد مختار العبادي ص108