PH
| Dareere | pH |
|---|---|
| Aashatada betteriga | <1,0
|
| Aashatada caloosha | 2,0
|
| Liin dhanaanmehu | 2,4
|
| Coca Cola | 2,5
|
| Qal | 2,9
|
| Cabitaanka liinta macaan - ama Tufaaxa | 3,5
|
| Biir | 4,5
|
| Qaxwo | 5,0
|
| Shaah | 5,5
|
| Roob aashito | < 5,6
|
| Caano | 6,5
|
| Biyo nadiif ah | 7,0
|
| Candhuufta dadka | 6,5–7,4
|
| Dhiig | 7,34 - 7,45
|
| biyo baddeed | 8,0
|
| Saabuun | 9,0–10,0
|
| Ammonium | 11,5
|
| Omo | 12,5
|
| Sodium Hydroxide (NaOH) | 13,5
|
pH waa cabir lagu cabiro darajada Aashitada ama Base-ka ee Milan, Wuxuuna u dhaxeeyaa 1 - 14, waxaana dexdhexaad u ah 7 (Neutral). PH waxaa markii ugu horeysay soo saaray kimistari yaqaankii reer Danish (Søren Peder Lauritz Sørensen) isagoona ku baaray Sheybaarka (Carlsberg Laboratory) sanadkii 1909.