Qosol

Qosolka
Qosolka

Qosol waxaa ladhahaa qof kasto oo afka kala qaada, wuxuuna ku yimaadaa qof farxad qosla ama istareex qosla ama adoo wax kaa yaabiyay ku qosla.

waxyaabaha ugu wacan qosolka

Qosolku waxaa ugu wacan in qof walba oo noole ah si uu unafiso.

kala duwanaanshaha qosolka

waxaa jiro qosolo kala duwan, waxayna leeyihiin dhawaaqyo kala duwan.Qosol waxaa jiro oo qofka wax maqli karin markii oo qoslaayo.Qosolka caruurta way ka duwanyihiin kuwa dadka waaweyn.