Sakaar (laf)

Sakaar (Af Ingiriis : Sternum , Af Carabi : ar‎)  waa lafta dhacda Bartamaha xabadka halka feeraha sare isaga yimaadaan ee jirka aadanaha, Xoolahana waa meesha ka hoosaysa legga ee neefku dhulka dhigo.

Qaybaha Sakaarka

Saableey, laf
Qaybta sare ee laf sakaarka







Sawiro dheeraad ah