Shuqshuq

Shuqshuqyo ee noocyo kala duwan

Shuqshuq waxaa af ingiriis lagu dhahaa mongoose ama meerkat; (Af Carabi : arAf Ingiriis : mongoose) waa xayawaan iyo naasley oo hilibcun ah. Badankood waxay degaan qaarada Afrika laakin Aasiya iyo Yurub waa laga dhex heli kara. Shuqshuqyo waxay caan ku yihiin, sunta maska King Cobra la yidhaahdo ayay tallaal dhalanteed u haystaan ay suntaas iskaga difaaci karaan. Cuntada daruuriga ee shuqshuqyada waa cayayaano ee kala duwan.[1]

Tixraac

  1. Valentini, M.B. & Major, J.D. (1714). "Viverra Indica grysea. Mungos". Museum museorum, oder, Vollständige Schau Bühne aller Materialien und Specereyen. Vol. 2 Appendix IX. Franckfurt am Mayn: Johann David Zunners Sel. Erben, und Johann Adam Jungen. p. 24.