Soomaali HMS (F33)

Markabka dagaalka Eritrea HMS

HMS Somali wuxuu ahaa markab dagaal laga leeyahay wadanka Boqortooyadii Ingiriiska kaasi oo loogu magac-daray Dadka Soomaalida. Markabkan waxaa la dhisay 1937 wuxuuna ka qeyb galay Dagaalkii Labaad ee Aduunka.

Sidoo kale fiiri

Tixraac