Subax (Af Ingiriis : morning; Af Carabi : ar) waa wajiga hore ee maalinka, waxay ka bilaabataa marka uu waagu baryo ilaa 10:00 subaxnimo sida soomaalidu u taqaan,
Reer galbeedka ayay subaxda u bilaabataa saqda dhexe ee habeenkii waxayna u dhamaataa duhurkii,
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.