Gaaljecel

Gaaljecel
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Hawiye. Dir iyo beelo kale oo Samaale ah

Gaaljecel (Af Ingiriis : Galje'el; Af Carabi : ar‎) waa beel ka mid ah Beelweynta Saransoor ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Kiinya iyo Soomaaliya.[1][2]

somaaliya goobaha ugu badan ay dagaan waxaa kamid ah Beledweyne, shabeelooyinka, baadiyaha Kismaayo iyo gobolada Dhexe

ARAR

Beesha Gaaljecel waxay ka dhalatay beelweynta Gugundhabe Hawiye irir samaale ee dagan deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[3] Iwaa afar oo kala ah: Gaaljecel Gugundhabe , Dagoodiye Gugundhabe , Baadicade Gugundhabe iyo Jiijeele Gugundhabe, morile Gugundhabe .

Sidoo Kale Beesha 𝗚𝗮𝗮𝗹𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 waxey caan ku tahay dhaqashada xoolaha sida Geela iwm.[4]

Waxaana ka dhashay beesha Halgamaagii Weynaa ee 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗮𝗿𝘀𝗮𝗻𝗲.

Shaxda Beesha

  • Gardheere Samaale[4]
    • Gaaljecel
    • Degoodiya
    • Masarre
    • Ciise

Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsan Soomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ah Dirta, Hawiyeha, Gardheere, Meyle, Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[5] Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaan Soomaaliya, Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
  3. Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congress http://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay 18 June 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. 4.0 4.1 https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
  5. Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congress http://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay 18 June 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: