Giselle
Giselle ジゼル | |
---|---|
Macluumaadka asalka | |
Magaca dhalashada | Uchinaga Eri (内永 枝利) |
Sidoo kale loo yaqaan | Aeri (에리) Kim Aeri (김애리) |
Dhashay | Oktoobar 30, 2000 |
Sanadaha Shaqada | 2020–hada |
Calaamadaha | SM Entertainment |
Falalka la xiriira | Aespa |
Uchinaga Eri (Jabaan: ジゼル) oo loo yaqaan magaceeda masraxa Giselle (ジゼル) waa fanaanad Jabbaan-Kuuriyaan ah iyo rapper hoos timaada SM Entertainment. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.
Nolosha shaqsiyeed
Giselle hooyadeed waa Kuuriyaan halka aabaheed uu yahay Jabbaan, sidoo kale waxay si fiican u yaqaanta Kuuriya, Ingiriisi, iyo Jabbaan.[1]