Luqadaha Kushiitiga
Luqadaha Kushiitiga | |
---|---|
Qaybinta juqraafiga: | Masar, Suudaan, Geeska Afrika, Bariga Afrika |
Kala soocida luqadaha: |
|
Boroto-Luuqad: | Boroto-Kushiitik |
Qayb-hoosaadyo: |
Waqooyiga Kushiitigga (Beja)
Luqadaha Agaw (Central)
Dullay
Highland East Cushitic (Sidamic)
Lowland East Cushitic
Kushitiga Koonfur
|
ISO 639-2 and 639-5: | cus |
Qaybinta afafka Kushitiga ee Afrika | |
Maabka luqadaha Kushitiga |
Alla aniga hada ayaan ogaaday bal ila ogow adna. in ay Luqadaha Kushiitiga ay yihiin luqadaha looga hadlo wadamada Geeska Afrika ee kala ah: Soomaaliya, Suudaan, Masar iyo Itoobiya, Luqada ugu weyn ee kushiitiga waa Af Oromo ee ku hadlaan dad ka badan 35 miliyan oo qof, waxaana ku xiga afka-Soomaaliga ee ku hadlaan dad lagu qiyaaso in ka badan 30 miliyan oo qof.[1]
Tixraac
- ↑ Appleyard (2012), p. 202.