Magarete2
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e5/Drottning_Margrethe_av_Danmark.jpg/220px-Drottning_Margrethe_av_Danmark.jpg)
Boqorada Magarete 2 ee dalka Denmark waxee dhalatay ( 16. Abriil 1940)waxee boqorad noqotay 14. Janaayo 1972. waxa ay ahayd qofkii ugu horeeyay ee uu dhalo dhaxal sugihii boqorka ahaa Frederik 9 iyo boqoradii Ingrid.Magarete 2 waxee guursatay boqorka wiilkiisa Henrik, waxeena dhaleen wiilasha Frederik iyo Joakim.
Taariikh Nololeed
Kadib markii uu dhintay aabeheed boqor Frederik 9 14. Janaayo 1972 ayay noqotay boqorada rasmiga ah ee wadanka Boqoqortooyada Denmark
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |