Mabuto
Mabuto
Mabuto waa caasimada dalka Musanbiig waxa ay ku taalaa xeebta Badweynta Hindiya . Waxa ay aad iyo aad ugu dhawdahay xudduuda Koonfur Afrika . Waxaanay u jirtaa masaafo gaadhaysa 77 klm, dadka ku nooli waxa ay tira ahaan dhanyihiin 1099102 oo qof sida uu sheegay tirakoob lasameeyay 2007
Goobta ay kutaalo
Mabuto waxa ay ku taalaa dhanka galbeed ee qooriga looyaqaano (Mabuto). Meel u dhaw halka uu badda kaga daro webiga Tenbi
Taariikhda Magaalda
Magalada Mabuto waxa la'aasaasay sanadkii 1876, waxana loogumagacdaray markii hore nin la odhanjiray,Lourenço Marques waxa uu ahaa taajir butuqiisa waana ninkuu helay magaalda mabuto 1544.waxa ay leedahay magaaladu khad tareen oo kuxidha koonfur afrika.
Gaadiidka
Gegida dayuuradaha ee magaalda mabuto waa ta ugu wayn wadanka oo dhan
Sido Kale fiiri
moz
Caasimadaha dawladaha Afrika
Dhulalka ku tiirsan iyo dowladaha leh aqoonsi kooban ayaa ku jira
Abuja , Nayjeeriya
Accra , Gaana
Addis Ababa , Itoobiya
Algiers , Algeeriya
Antananarifo , Madagaskar
Asmara , Eritrea
Bamako , Mali
Bangui , Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
Banjul , Gambia
Bissau , Guinea
Brassafille , Jamhuuriyadda Kongo
Qaahiro , Masar
konakry , Guinea
Dakar , Senegal
Jabuuti , Jabuuti
Dodoma , Tansaniya
El Aaiun (sheegatay)/Tifariti (saxda ah), Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Carabta ee Saxraawi1
Freetown , Sierra Leone
Funjal , Madeira4
Gaborone , Botswana
Gitega , Burundi
Harare , Simbaabwi
Jamestown , Saint Helena, Ascension iyo Tristan da Cunha2
Juba , Koonfur Suudaan
Kampala , Uganda
Khartoum , Suudaan
Kigali , Ruwanda
Kinshasa , Jamhuuriyadda dimuqraadiga kongo
Libreville , Gabon
Lilongwe , Malaawi
Lomé , Togo
Luanda , Angola
Lusaka , sambiya
Malabo , Equatorial Guinea
Mamoudso , Mayotte 3
Mabuto , Musambig
Maseru , Lesotho
Mogadishu , Soomaaliya
Monrofia , Liberia
Moroni , Komoros
Nairobi , Kenya
N'Djamena , Jad
Niamey , Niger
Nouakjott , Mauritania
Ouagadougou , Burkina Faso
Bort Louis , Mauritius
Borto-Nofo , Benin
Braia , Kabe Ferde
Rabat , Morokko
Saint-Denis , Réunion3
Santa Cruz de Tenerife iyo Las Palmas , Canary Islands5
São Tomé , Sao Tome iyo Príncipe
Triboli , Libiya
Tunis , Tunisiya
Fiktoria , Seyshelles
Windhoek , Namibia
Yaoundé , Kaamiruun
1 Carriga ingiriiska ee dibada
2 Gobol dibada ee Fransiiska
3 Gobol madaxbanaan ee Bortuqaal
4 Urur madaxbanaan ee Isbaaniya
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License .
A link to the original article can be found here and attribution parties here
By using this site, you agree to the Terms of Use . Gpedia ® is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd