Mayotte
Coordinates: 12°50′35″S 45°08′18″E / 12.84306°S 45.13833°E
Mayotte waxa ay kutaalaa Badweynta Hindiya Jasiiradini wali waxa ay kamidtahay wadanka Faransiiska waxayna u dhawdahay jasiiradaha Komoros inta badan dadka kunooli waa islaam aftidii ugu danbaysay ee laga qaaday in ay farnsiiska ka madaxbanaanaadaan way diideen in ay farnsiiska ka go'aan.waxa u caasimada magaalda Mamawdsaw.
Taariikhda
Faransiiska ayaa u bixiyay magaca Mayotte iyaga oo faransiiska magacan ka keenay magaca carabiga ah ee ahaa Jasiiradii dhimashada جزيرة الموت, ilaa hada wadanka waxa uu kamidyahay faransiiska.
Akhrinta sii socota
Mayotte waa jaziirada ey somalia leeddahay