Qudus

Qudus, Yeruusaalem
Ingriis: Jerusalem

יְרוּשָׁלַיִם (Yerushalayim)
القُدس (al-Quds)
Magaalo
Qudus, Yeruusaalem Ingriis: Jerusalem is located in Earth
Qudus, Yeruusaalem Ingriis: Jerusalem
Qudus, Yeruusaalem
Ingriis: Jerusalem
Waxa MamulashaIsraaiil (Galbeedka Qudus), Falastiin (Bariga Qudus)
Waxa sheegtaFalastiin & Israaiil
Dowlada
 • Duqa/MayarMorshi liyon

Qudus waa magaalo kutaala dalka Falastiin. Qudus waa magaalamadaxda shacabka Falastiin waana qibladdii hore ee Muslimiinta. Qudus wax'a ku yaala Bayt al Aqsa ama Bayt al-Maqdis oo ah qibladda Labaadka ee Islaamka. Qudus waa magaalo aad u taariikh dheer. Magaalada Qudus waxey u kala qeybsantahay labo qeybood., qeyb waxey magaalamadax u tahay dadka Falastiinyiinta ah, qeyb neh dadka Yahuuda ah. Sanadku markuu ahaa 1949 ayaa Yahuuda waxa ay ku dhawaaqeen in ay Qudus tahay magaalamadaxda israaiil, waxaanay u soo rareen inta badan wasaaradaha dawladdooda iyo xarumaha dawladda waxayna dajiyeen qaybta ay ka haystaan magaalada qudus balse caalamku uma aqoonsana.

Waxaa jira dhismayaal kale oo badan oo xurmo leh oo ku yaal xukunkiisa marka laga reebo Masjid-e-Aqsa iyo Qubat-ul-Sakhra. Hadda magaaladan waxay martigelisaa meelaha ugu diinta iyo barakeysan ee Yuhuudda, Masiixiyiinta iyo Muslimiinta.

Xilliga Masjidka AlAksa lagu ogeysiinayo warbaahinta muuqaalka, ma muujineyso sawirka Masjidka Al-Aqsa. Waxay muujinaysaa sawirka Dome of the Rock halkii Al Aqsa.

Taarikhda

1027 C.H. Dhisiddii macbudka Yeruusaalem baa la dhammeeyay, 607 C.H. Baabbiʼi Yeruusaalem. Bilowgii maxaabiisnimadii Baabuloon, 537 C.H. Yuhuudi Yeruusaalem bay ku soo noqdeen, 455 C.H. Yeruusaalem derbiyadeeda dib baa loo dhisay. 69 toddobaad oo sanadood baa bilaabmay, 70 C.D. Rooma Yeruusaalem iyo macbudkeeda bay baabbiʼiyeen.[1]

Tixraac

[1]. [2]. [3]. [4]. [5].