Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay

Boga "UNEP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay
Barnaamijka Deegaanka Qaramada Midoobay
United Nations Environment Programme (UNEP)
Loo soo gaabiyoUNEP
Samaysmay01972-06-055 Juun 1972
NoocaBarnaamij
SharcigaShaqaysa hada
FadhigaNayroobi, Kenya  Kiinya
Hogaanka
Inger Andersen Denmark
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Websitewww.UNEP.org

Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Environment Programme, loo soo gaabiyo: UNEP; Af Carabi : ar‎) waa wakiilka Ururka Qaramada Miboobay u qaabilsan daryeelka iyo ilaalinta deegaanka kaasi oo daba socda dhaqdhaqaaqa iyo isbedelka dad-sameega ah ee ku yimaada deegaanka. Ururkan waxaa fadhi u ah caasimada Nayroobi ee wadanka Kiinya.

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Kale

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: