Midowga_Warisgaarsiinta_Caalamiga

Kani waa maqaal ku saabsan hayada warisgaarsiinta QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
Haku khaldin "ITC"
Boga "ITO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Midowga Warisgaarsiinta Caalamiga
  • Midowga Warisgaarsiinta Caalamiga
  • International Telecommunication Union
  • Union internationale des télécommunications
  • Unión Internacional de Telecomunicaciones
  • Международный союз электросвязи
  • الاتحاد الدولي للاتصالات
  • 国际电信联盟
Loo soo gaabiyoITU
UIT
Samaysmay17 May 1865
NoocaWakiil Khaas QM
SharcigaShaqaysa hada
FadhigaJeniifa, Iswisarland
Hogaanka
Houlin Zhao
Websitewww.itu.int
Ururka ITU

Midowga Warisgaadhsiinta Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : International Telecommunication Union, loo soo gaabiyo: (ITU); Af Carabi : ar‎) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Jeniifa, Iswisarland. Ururkani wuxuu masuul ka yahay diyaarinta macluumaadka la xidhiidha teknoolojiyada warisgaadhsiinta.[1]


Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Kale

Xarunta Ururka ITU magaalada Jeniifa


Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: