Maalgelinta Lamaane Caalamiga Qaramada Midoobay (UNFIP)

Boga "UNFIP" halkan ayaa laga soo toosiyay.


Habka Caawinta Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Fund for International Partnerships , loo soo gaabiyo: UNFIP) waxaa sameeyay Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay mudane Kofi Annan bishii Marjo 1998. Shaqada ugu horeeysa ee ururka UNFIP waa maamulida iskuxidhka wakiilada Qaramada Midoobay, waaxyaha ururka, iyo barnaamijyada khaaska loo leeyahay. Guud ahaan ururku wuxuu ka dhex shaqeeyaa qeybaha iyo waaxyada Qaramada Midoobay.

Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Kale

Tixraac