Calanka Qaramada Midoobay
![]() | |
Nooc | 2:3 ama 3:5[1] |
---|---|
Bilaabay isticmaalka | Diisamber 7, 1946 |
Naqshad | Sumada QM cadaan ah (sumadu waa khariirada aduunka oo labk caleen dhinacyada laga dhigay) iyo midab ciraad ah xaga dhambe. |
Qofka naqshadeyay | Donal McLaughlin (sumada oo kali ah) |
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/96/Flag-of-the-United-Nations.jpg/220px-Flag-of-the-United-Nations.jpg)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c3/Four_Freedoms_Flag_or_United_Nations_Honour_Flag_ca_1943-1948.svg/220px-Four_Freedoms_Flag_or_United_Nations_Honour_Flag_ca_1943-1948.svg.png)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/4/4b/FIAV_historical.svg/20px-FIAV_historical.svg.png)
Silsilad ka mid ah |
Qaramada Midoobay |
---|
![]() |
Goleyaasha Sare |
Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
Ururo La Xidhiidha |
|
Calanka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Flag of the United Nations; Af Carabi : ar) waxaa la sameeyay Diisambar 7, 1946, waana calanka iyo astaanta Qaramada Midoobay kaasi oo ka samaysan sumad qariirada aduunka oo leh midab cad (macno ahaan u taagan nabad) iyo ciraad.
Nashqada
Sumada calanka Qaramada Midoobay sidan ayaa loo sharaxay:
Khariirada aduunka oo xudun u tahay Cidhifka Waqooyi, dhexda ka marayaan layman siman oo qeybiya dhowr koox, . . . Baladhka khariiradu waxay fidsan tagay ilaa 60 degree dhigta koonfureed, waxaana ku dhex jira shan goobo oo isku wareegsan.[2]
Qoraalo La Xidhiidha
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay
Linkiyo Kale
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- United Nations Development Group Archived Oktoobar 2, 2014 // Wayback Machine
- UNDP and the United Nations Archived Juun 4, 2011 // Wayback Machine
Tixraac
- ↑ or using the same proportions of the national flag of whatever country it is flown in, with the emblem being centred and one half of the hoist.
- ↑ Official Seal and Emblem of the United Nations, Report of the Secretary-General, 15 October 1946UN General Assembly A/107, Official Seal and Emblem of the United Nations, 15 October 1946