Ururka_Horumarinta_Warshedaha_Qaramada_Midoobay
- Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarinta wershadaha QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
- Haku khaldin "UNDP"
- Boga "UNIDO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
United Nations Industrial Development Organization | |
Loo soo gaabiyo | UNIDO |
---|---|
Samaysmay | 1966 (waxaa loo badalay wakiil khaas ah sanadkii 1985) |
Nooca | hayad khaas ee QM |
Sharciga | Shaqaynaysa hada |
Fadhiga | Fiyenna, Austriya |
Hogaanka | Li Yong |
Website | www.unido.org |
Silsilad ka mid ah |
Qaramada Midoobay |
---|
Goleyaasha Sare |
Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
Ururo La Xidhiidha |
|
Ururka Horumarinta Wershadaha Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Industrial Development Organization, loo soo gaabiyo: (UNIDO); Af Carabi : ar) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Fiyeena, Austriya. Hadafka koowaad ee ururku waa horumarinta, talobixinta, dhiirigelinta iyo caawinta wershadaha. Ururkani wuxuu xubin buuxda ka yahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay.[1]
Qoraalo La Xidhiidha
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Linkiyo Kale
Tixraac
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2011-05-11. Soo qaatay 2015-10-04. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |