Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay
- Boga "UNDG" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay United Nations Development Group | |
Loo soo gaabiyo | UNDG |
---|---|
Samaysmay | 1997 |
Nooca | Koox |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Hogaanka | Helen Clark |
Ururka leh | ECOSOC |
Website | www.undg.org |
Silsilad ka mid ah |
Qaramada Midoobay |
---|
Goleyaasha Sare |
Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
Ururo La Xidhiidha |
|
Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Group, loo soo gaabiyo: UNDG) waa koox ka mid ah wakiilada Ururka Qaramada Midoobay taasi oo hoostegta Xafiiska Xoghaynta Qaramada Modoobay. Ururkan oo la aasaasay sanadkii 1997 ayaa hadafkiisu yahay inuu horumariyo iyo ka shaqeeyo horumarinta adeega Qaramada Midoobay u qabato wadanada caalamka.
Qoraalo La Xidhiidha
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay
Linkiyo Kale
- United Nations Development Group Archived Oktoobar 2, 2014 // Wayback Machine
- UNDP and the United Nations Archived Juun 4, 2011 // Wayback Machine
Tixraac
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |